30 C
Mogadishu
Saturday, May 8, 2021
- Advertisement -spot_img

CATEGORY

Wararka

AUN Dr Buurane oo maantay lagu aasaay isbitaalka xooga ee Magaalada.Muqdisho

Allaha unaxaristo Waxaa maanta Magaalada Muqadisho lagu asay Dr Buurane Warkaan waxaa inoo diyaariye wariye Haasan kaafi Haaji Mohamed

Dr Buurane oo Muqdishu lagu dilay

Taariikhda Dr. Xasan Cismaan Ciise Buurane, waxaan ka wareysanay Dr. Maxamed Yuusuf, Gudoomiyaha ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed.

Dad danyar oo la gaarsiiyey deeq lacag ah

Hay'ada Hormuud Salaam Foundation oo dee lacag ah gaarsiiyey dad danyar ah.

Sidee ayuu u dhacay dilkii Dr Buurane?

Allaha u naxariistii waxaa magaalada Muqdishu lagu dilay Dr. Buurane, lama oga ilaa hadda cida dilkiisa ka dambeysay

Nigeria oo ciidamo ku biirisay howlgalka Midowga Africa ee Somalia

Ciidamo ka socda dalka Nigeria ayaa soo gaaray magaalada Muqdishu, kawaasoo ku biiraya Howlgalka Midowga Africa ee nabad ilaalinta ee Somalia.

Tartan aqooneedka bisha Ramadaan 2021 Degmooyinka DAYNIILE VS KAXDA

Caawa tartan aqooneedka waxaa isku arkay demooyinka Kaxda iyo Dayniile ee gobolka Banaadir

Warbixinada u Dambeeyay

- Advertisement -spot_img