Daawo Shacabka Xaafadda Shiirkole oo Nabad ku baaqay.

0
28

Dadka shacabka ee ku dhaqan xaafada Shirkole ee degmada Hodan ayaa ka hadlay sida ay diidan yihiin inuu dagaal ka dhaco deegaankooda, iyagoo ku baaqay nabad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here