Home Wararka Itoobiya oo raalli-gelin buuxda siisay dowladda federaalka Soomaaliya

Itoobiya oo raalli-gelin buuxda siisay dowladda federaalka Soomaaliya

0
Itoobiya oo raalli-gelin buuxda siisay dowladda federaalka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku caddeysay in warbixintii laga sii daayay Telefishinka ETV aanu matalin siyaasadda dowladda Itoobiya.

Warbixinta ayaa si toos ah loogu weeraray dowladda federaalka ah, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib loo soo doortay 15-kii May.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here