Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa ku dhowaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan deegaanada dhaca koonfurta magaalada Beledweyne.
Cali Jayte ayaa bandow kusoo rogay deegaanadaasi, wuxuuna ku amray gaadiidleyda in aysan aadi jarin deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabelle