Ugu yaraan 22 Ruux ayaa ku dhintay Magaalada Baladweyne, halka in ka badan 200 oo kun ay barakaceen kadib markii daadad xoogan ay ku dhufteen xarunta Gobolka Hiiraan, sida ay shaacisay Qaramada Midoobay.