Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ku dhowaaqay abaal-marin sanadle ah oo lagu bixinayo $50,000, taas oo la siinayo magaaladii ku guuleysata.