Ciidanka Booliska ayaa maanta xabsiga dhigay laba wariye oo ka mid ah shaqaalaha Five Somali TV, kuwaasi oo ku howlnaa duubista aragtida dhallinyarada ku shaqeysta mooto bajaajta maadaama maanta Magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galay amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir oo ku aadan midibeynta mootooyinka.