Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si lama filaan ah uga hadlay heshiiskii 27-kii bishan May ay Villa Soomaaliya ku gaareen xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban dowladda federaalka, dowlad goboleedyadaa iyo Gobolka Banaadir, walow ay ka maqneyd Puntland.