Xildhibaan Xasan Yare ayaa si kulul uga hadlay in kulankii maanta ee Golaha Shacabka uu u booqdo kooram la’aan. Xildhibaanka ayaa mas’uuliyad darro weyn ku tilmaamay in Xildhibaanada qaarkood ay garan waayaan in ay gutaan waajibaadka ka saaran dalka iyo dadka ay matalaan.