Home Muuqaalo Xildhibaan Aamina: Waa qalad in sidii carruurta naloo yeero

Xildhibaan Aamina: Waa qalad in sidii carruurta naloo yeero

0
Xildhibaan Aamina: Waa qalad in sidii carruurta naloo yeero

Xildhibaan Aamino Eelay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in maanta uu kooram la’aan u baaqdo kulankii Golaha Shacabka, iyadoona dhinaca kale ka dhiidhisay magacyadooda laga dhex yeeriyo xarunta Golaha, si loo kala saaro xildhibaanada soo xaadiray iyo kuwa aan soo xaadirin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here