Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta si cad u sheegay in aysan isku xuquuq noqon doonin Xildhibaanada soo xaadira kulamada iyo kuwa aan soo xaadirin.