Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagarb Dabageed ayaa si kulul uga hadlay isbaarooyinka sharci darrada iyo qabaa’ilka hubeysan. Wuxuu Dabageed ku hanjabay tallaabo adag laga qaado doono qof walba oo lagu arko isaga oo jidgooyo dhiganaya.