Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa booqaday saldhig Ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa Burundi ay ku leeyihiin Magaalada Cadalle ee Gobolka Sh.Dhexe.
Saldhigan ayaa sida la sheegay wuxuu Taliska ATMIS ku wareejin doonaan Ciidanka Xoogga Dalka, taasi oo qeyb ka ah hergelinta qorshihii dalka looga saari lahaa 2 kun oo askari.