Home Wararka Arimaha Gudaha Ku dhawaad 30 qof oo laga afduubtay Gobolka Sh.Dhexe

Ku dhawaad 30 qof oo laga afduubtay Gobolka Sh.Dhexe

0
Ku dhawaad 30 qof oo laga afduubtay Gobolka Sh.Dhexe

Maamulka Degmada Ruunirgod ayaa sheegay in ay wadaan baadi goobka ku dhawaad 30 ruux, kuwaasi oo dhowaan ay afduubteen Ururka Al Shabab.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dadka degaanka ayaa wada howlgallo lagu baadi goobaya shacabkii laga watay Degmada Ruunirgood ee Gobolka Sh.Dhexe.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here