Home Wararka Arimaha Gudaha Maxaa ka jira in Macawiisley ay isaga baxeen furimaha dagaalka?

Maxaa ka jira in Macawiisley ay isaga baxeen furimaha dagaalka?

0
Maxaa ka jira in Macawiisley ay isaga baxeen furimaha dagaalka?

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaal yahano hubeysan oo ka tirsan Macawisley ay isaga baxeen degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, iyadoo xiisad ka dhalatay xil ka qaadistii Cali Jeyte laga dareemayo Magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here