Home Wararka Arimaha Gudaha MW Guudlaawe oo ka hadlay xiisad ka taagan Baladweyne

MW Guudlaawe oo ka hadlay xiisad ka taagan Baladweyne

0
MW Guudlaawe oo ka hadlay xiisad ka taagan Baladweyne

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen [Guudlaawe] ayaa ka hadlay arrimaha murugsan ee ka taagan Gobolka Hiiraan, maalmo kadib markii uu xil ka qaadis ku sameeyay Cali Jeyte.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa sheegay in Maamulkiisa uusan aheyn xisbi kaasi oo qofkii doona uu ku soo biiro ama uu isaga baxo, waxaana hadalkiisa uu u muuqdaa mid uu ugu jawaabayo Xildhibaanoiyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo sheegay in ay ka go’een Maamulka Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here