Home Wararka Arimaha Gudaha Al Shabaab oo wax ka beddelay weerarkooda

Al Shabaab oo wax ka beddelay weerarkooda

0
Al Shabaab oo wax ka beddelay weerarkooda

Ururka Al Shabaab ayaa markii ugu horreysay wax ka beddel ku sameeyay qaabkii ay weerarada uga fulin jireen Magaalada Muqdisho.

Weerarada Al Shabaab ee ka dhaca Muqdisho ayaa noqoday kuwa loo adeegsado madaafiic, sida ay sheegayaan khuburo dhanka ammaanka.

Arrintan ayaa la aaminsan yahay in ay bilaabatay kadib markii Kooxda ay gacanta ku dhigtay hub culus intii uu socday weerar dhowaan ay ku qaadeen xero ay Ciidanka Uganda ku lahaayeen Degmada Buulo-Mareer ee Gobolka Sh.Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here