Home Wararka Arimaha Gudaha Shir ka socda Muqdisho oo la isku mari la’yahay

Shir ka socda Muqdisho oo la isku mari la’yahay

0
Shir ka socda Muqdisho oo la isku mari la’yahay

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwii hore uga socda Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo warramayaa in la isku mari la’yahay.

Arrimaha doorashooyinka ayaa ka mid ah qodobada la isku mari la’yahay, sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here