Maamulka Isbitaalka Samakaal ayaa dalka keenay qalab casri ah oo lagu yareyn karo cayilka, maadaama Magaalada Muqdisho ay ku soo bateen dadka la dhibin cayilka, kuwaasi oo qaarkood iska waayay isbeddel xittaa haddii ay dhaqaalo ku bixyeen goobaha loo jimicsi tago.