Taliska Booliska Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in shirar ka dhan ah Maamulka Hirshabelle aan lagu qaban karin hoteellada ku yaalla Xarunta Gobolka Hiiraan.
Awaamiirtan ayaa imaaneysa iyadoo xiisad ka dhalatay xil ka qaadistii Cali Jeyte ay weli ka taagan tahay Magaalada Baladweyne.