![Booliska Somalia oo war ka soo saaray mooto bajaajta Booliska Somalia oo war ka soo saaray mooto bajaajta](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-50-768x432.jpg)
Afhayeenka Booliska Soomaaliyed, Sadiiq Doodishe ayaa shaaciyay in Ciidanka ammaanka ay amar u qabaan in ay gacanta ku soo dhigaan mootooyinka aan soo marin habraacyada saxda ah.