![Cali Jeyte oo bandow ku soo rogay degaannada ay maamulaan Shabaab Cali Jeyte oo bandow ku soo rogay degaannada ay maamulaan Shabaab](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-3-768x432.jpg)
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa ku dhowaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan deegaanada dhaca koonfurta magaalada Beledweyne.
Cali Jayte ayaa bandow kusoo rogay deegaanadaasi, wuxuuna ku amray gaadiidleyda in aysan aadi jarin deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabelle