![CXD oo dilay 50 ka mid ahaa Al Shabaab CXD oo dilay 50 ka mid ahaa Al Shabaab](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/hqdefault-8.jpg)
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in 50 ka badan ka mid ahaa Al Shabaab in lagu dilay howlgal laga sameeyay koonfurta iyo bartamaha dalka.