![Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Dhuusamareeb Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Dhuusamareeb](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/hqdefault-3.jpg)
Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta markale dib uga qarxay Degaan qiyaas ahaan 35km u jira Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.