![Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Wanlaweyn Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Wanlaweyn](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-36-768x432.jpg)
Wararka naga soo gaaraya Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi.