![DFS iyo Jubbaland oo kulan ka yeeshay xaaladda gobolka Gedo DFS iyo Jubbaland oo kulan ka yeeshay xaaladda gobolka Gedo](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-17-768x432.jpg)
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Doodishe.