![Dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin ku yaalla Kismaayo Dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin ku yaalla Kismaayo](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/06/maxresdefault-2-768x432.jpg)
Waxaa dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin dhowr ah oo ku yaalla Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose, iyadoona dareewalada gadiidka ay soo dhoweeyay mudnaanta uu Maamulka Jubaland siiyay waddooyinka.