![Dowladda Federaalka oo wada qorshe halis ku ah Al Shabaab Dowladda Federaalka oo wada qorshe halis ku ah Al Shabaab](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/06/maxresdefault-25-768x432.jpg)
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay wado qorshe looga horteggayo in Al Shabaab ay gudaha u galaan dalalka dariska.
Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay ciribtirka Kooxda Al Shabaab.