Kadib markii ammaanka Magaalada Muqdisho ay aad u adkeeyeen Ciidamo dhowaan lagu soo tabbabaray Dalka Uganda waxaa dib u billowday fiidsigii lagu yaqaanay degmooyinka qaarkood, kuwaasi oo ay ka jiraan xaaladdo ammaan.