Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa si kulul uga hadlay xildhibaano la sheegay in ay fasax la’aan ka maqan yihiin kulamada Golaha.
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa tilmaamay in tallaabo adag ay ka qaadi doonaan Xildhibaanadii ka maqnaada fadhiyada Baarlamaanka.