![Hay’adda MSF oo isaga baxday Laascaanood Hay’adda MSF oo isaga baxday Laascaanood](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/sddefault-2.jpg)
Dhaqaatiirta ku sugan Magaalada Laascaanood ayaa walaac xooggan ka muujiyay in dhaqaatiirta aan xuduuda la heyn ee Hay’adda MSF ay isaga baxaan xarunta Gobolka Sool.