![Hay’adda NISA oo sheegtay inay dishay 44 Shabaab ah Hay’adda NISA oo sheegtay inay dishay 44 Shabaab ah](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-16-768x432.jpg)
Hay’adda NISA ayaa shaaca ka qaaday inay howlgal ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose ku dishay 44 ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.