![Hoggaanka SSC oo beeniyay in ay leeyihiin hubkii lagu qabtay Muqdisho Hoggaanka SSC oo beeniyay in ay leeyihiin hubkii lagu qabtay Muqdisho](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-42-768x432.jpg)
Taliska ugu sarreeya ee ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gaashaan ku dhuftay qoraal uu bartiisa ku daabacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo shaaciyay in hub loo waday SSC lagu qabtay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.