![In ka badan 10 kun oo qoys oo ku barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle In ka badan 10 kun oo qoys oo ku barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-8-768x432.jpg)
Xaalad adag oo ka dhalatay fatahaadda wabiga Shabelle ayaa weli ka taagan Beledweyne, ayada oo lasoo wariyay in illaa 10 kun oo qoys ay ka barakaceen magaaladaasi.
Xaalad adag oo ka dhalatay fatahaadda wabiga Shabelle ayaa weli ka taagan Beledweyne, ayada oo lasoo wariyay in illaa 10 kun oo qoys ay ka barakaceen magaaladaasi.