Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 40 ka mid ahaa Ururka Al Shabaab in lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubadda Hoose.