![Madaxda DFS iyo kuwa Mucaaradka oo shir uga furmay Muqdisho Madaxda DFS iyo kuwa Mucaaradka oo shir uga furmay Muqdisho](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/maxresdefault-20-768x432.jpg)
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa mucaaradka si looga arrinsado qodob ku jira heshiis ay dhowaan Golaha Wadatashiga Qaran ku saxiixdeen Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.