Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Mucaaradka kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, sida lagu xusay bayaan ka soo baxay Madaxtooyadda Qaranka.