![Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wadaGaalkacyo Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wadaGaalkacyo](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-15-768x432.jpg)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo haatan ku sugan waqooyiga Gaalkacyo ayaa kulamo xasaasi ah ka wada magaaladaas oo xarun u ah Mudug.