![Madaxweyne Xasan Sheekh oo digniin ka soo saaray musuqa Madaxweyne Xasan Sheekh oo digniin ka soo saaray musuqa](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-14-768x432.jpg)
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa digniin adag ka soo saaray musuq-maasuqa weli ka jira dalkeenna.