![Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga BF Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga BF Soomaaliya](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-54-768x432.jpg)
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta daah-furay kalfadhigga saddexaad ee Baarlamaanka ayaa khudbad u jeediyay xubnaha labada gole.