Waxaa maanta la yeeriyay magacyada xildhibaano aan soo xaadirin kulamada baarlamaanka kadib markii codsi uu ka yimid mudaneyaasha Golaha Shacabka, iyadoona codsigan la sheegay in looga gooleeyahay wax ka qabashada kulamada inta badan u baaqda kooram la’aanta.