Home Wararka Mareykanka oo malaayiin Dollar ugu deeqay abaaraha ka jira Soomaaliya

Mareykanka oo malaayiin Dollar ugu deeqay abaaraha ka jira Soomaaliya

0
Mareykanka oo malaayiin Dollar ugu deeqay abaaraha ka jira Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa looga hadley abaaraha baahsan ee xilligaan ka jira Soomaaliya.

Hay’adda Mareykanka u qaabilsan arimaha bani,adanimada ee loo yaqano USAID waxay sheegtay in abaarta ka jirta Soomaaliya ay gaartay meshii ugu xumeyd.

USAID ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in adduun lacageed oo dhan $700  oo milyan ay ugu deeqday Soomaaliya si wax looga qabto abaarta ka jirta Soomaaliya.

Illaa 7.8 milyan oo Soomaali ah ayaa waxaa saameysay abaartii ugu darneyd muddo 40 sano ah, iyadoo in ka badan 1 milyan ay ku barakaceen abaaraha oo ay ku jiraan ku dhowaad 99,000 bishii Ogoosto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here