Dowladda Ruushka ayaa dooneysa dib u soo nooleynta xiriirkii kala dhaxeeyay Soomaaliya, iyadoo dhanka kale ay jiraan walaac laga qabo Mareykanka iyo xulufadiisa in ay hoos u dhiggaan taageerida Soomaaliya, maadaama dagaal ay kula jiraan Ruushka tan iyo wixii ka dambeeyay duulaankii Ukraine.