![MD Xasan Sheekh oo ku wajahan Galmudug MD Xasan Sheekh oo ku wajahan Galmudug](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/maxresdefault-27-768x432.jpg)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro degaannada Maamulka Galmudug, gaar ahaan goobo dhowaan laga saaray Ururka Al Shabaab.