Wararka aan ka heleylo dalka koonfur afrika ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi lagu dilay mawaadin soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada dalkaasi.
Mawaadinkan oo lagu magacaabi jirey Xasan Axmed Cabdulle ayaa Koox burcad ah waxa ay ku dileen Magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika xilli uu ku sugnaa goobtiisa shaqo oo ku taala xaafadda side B ee Magaalada Cape Town.