Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa sheegay in iyada oo dalka ay weli ka jiraan dhibaatooyin kala duwan ay haddana yimaadeen kumanaan qaxooti, kuwaasi oo ka kala yimid dalalka Syria iyo Yemen.
Xildhibaan ayaa si kooban uga hadlay arragtidiisa ku aadan sharciga cusub ee qaxootiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.