Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa maanta sheegay in ay soo gaartay mudaneyaasha Baarlamaanka warqad uu sheegay in ay ka yimid Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Warqadan ayuu Xildhibaanku sheegay in ay shaki weyn ku abuurtay Xildhibaanada Golaha Shacabka.