Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo haatan soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda gobolka Hiiraan oo ay ka taagan tahay xiisad saameysay howlgallada gobolkaasi.