Xeer-ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegtay in gacanta lagu haayo rag dhawaan dil u geeystay nin safar ah duleedka magaalada baladweyne kana soo jeeday koonfurgalbeed, sido kale Xeer-ilaalinta ayaa Amaro culus kasoo saartay hubka sharci darada ah ee magaalada lagu dhax-wato.