![Ra’iisul wasaare Xamza oo taageeray in la baabi’iyo xilkiisa Ra’iisul wasaare Xamza oo taageeray in la baabi’iyo xilkiisa](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-51-768x432.jpg)
Xamza Cabdi Barre oo haatan ah ra’iisul wasaaraha dalka, isla-markaana qayb ka ahaa heshiiska ayaa soo dhaweeyay in Soomaaliya ay ka guurto xilka ra’iisul wasaaraha, isla-markaana ay markii ugu horreysay yeelato madaxweyne iyo ku xigeen.